HomeWararCameey oo u dhoofay Zambia kadib markii ay is-khilaafeen Madaxweyne Gaas

Cameey oo u dhoofay Zambia kadib markii ay is-khilaafeen Madaxweyne Gaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Radiyo Dalsan in Madaxweyne-ku-xigeenka Dowlad-gobaleedka Puntland, Enjineer Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Cameey uu u dhoofay caasimadda dalka Zambia ee Lusaaka, kadib, markii ay Madaxweyne Gaas isku khilaafeen Shirka Madaxda Maamul-gobaleedyadda uga furmay magaalladda Kismaayo. Enjineer Cameey ayaa la sheegay inuu tegay dalka Zambia, oo ay ku nool yihiin Qoyskiisa. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Radiyo Dalsan in Madaxweyne-ku-xigeenka Dowlad-gobaleedka Puntland, Enjineer Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Cameey uu u dhoofay caasimadda dalka Zambia ee Lusaaka, kadib, markii ay Madaxweyne Gaas isku khilaafeen Shirka Madaxda Maamul-gobaleedyadda uga furmay magaalladda Kismaayo.

Enjineer Cameey ayaa la sheegay inuu tegay dalka Zambia, oo ay ku nool yihiin Qoyskiisa.
Dhinaca kale, Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Puntland ee mucaaradka ku ah Madaxweyne-ku-xigeenka Maamulkaasi ayaa la sheegay inay qorsheynayaan Mooshin ka dhan ah Enjineer Cameey, oo ay ku eedeyeen inuu DFS ka helay lacag aysan cadadeeda sheegin, si Maamulka Puntland looga hor joogsanayo Ka-qeybgalka Shirka Kismaayo, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Cabdi Cusmaan oo ah Falaanqeeye Reer Puntland ah ayaau u sheegay Radio Dalsan haddii ay eedeymahaasi noqdaan kuwo jira inay horseedi karto inuu Enjineer C/xakiim Cameey ku waayo xilkiisa Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts