HomeWararMasuul ka tirsan Wasaarada Gaadiidka oo lagu dhaawacay Muqdisho

Masuul ka tirsan Wasaarada Gaadiidka oo lagu dhaawacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee Gobolkaan Banaadir waxa ay Maanta weerar ku qaadeen Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaarada Gaadiidka xili uu ku sugnaa inta u dhaxeysa degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in xiliga la weerarayay Cabdullaahi Sheekh Cumar uu taagnaa Goob Shidaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee Gobolkaan Banaadir waxa ay Maanta weerar ku qaadeen Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaarada Gaadiidka xili uu ku sugnaa inta u dhaxeysa degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in xiliga la weerarayay Cabdullaahi Sheekh Cumar uu taagnaa Goob Shidaalka lagu iibiyo isla markaana Gaarigiisa uu Shidaal ku shubanayay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ehelada Masuulka la dhaawacay ayaa waxa ay sheegeen in uu Garabka ka soo gaaray dhaawac fudud isla markaana lagu daweynayo mid ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa Goobta gaaray kuwaas oo sameeyay baaritaano in kastoo aysan ku guuleysan Soo qabashada dadkii ka dambeeyay weerarkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts