HomeWararShirka Madaxda Maamul Goboleedyadda oo weli ka socda Kismaayo

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyadda oo weli ka socda Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa weli ka socda shirka Madaxda dowlad Goboleedyada dalka ka jira kaas oo xalay sirasmi ah uga furmay Kismaayo. Dhamaan madaxda Maamul Goboleydyadda ayaa ka qeybgalaya shirkaas kuwaas oo kala ah Puntland, Hir-Shabellee, Koonfur Galbeed Jubbaland iyo Galmudug iyo Xubno kale oo korjoogto ka ah shirkaan. Dowladda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa weli ka socda shirka Madaxda dowlad Goboleedyada dalka ka jira kaas oo xalay sirasmi ah uga furmay Kismaayo.

Dhamaan madaxda Maamul Goboleydyadda ayaa ka qeybgalaya shirkaas kuwaas oo kala ah Puntland, Hir-Shabellee, Koonfur Galbeed Jubbaland iyo Galmudug iyo Xubno kale oo korjoogto ka ah shirkaan.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Madaxdeeda iyo siyaasiyiinta qaarkood ayaa waxa ay shaki ka qabaan qaabka uu u dhacay shirkaas balse hoggaamiyayaasha ayaa waxa ay sheegeen in uu yahay mid muhiim u ah Ummadda Soomaaliyeed.

Ammaanka Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana hoggaamiyaha martida loo yahay ee Axmed Madoobe uu sheegay in shirkaas gabagabadiisa Warmurtiyeed laga soo saari doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts