HomeWararDowladda Maraykanka oo kordhisay Kaalmadda ay siiso dalal ay Soomaaliya ka mid...

Dowladda Maraykanka oo kordhisay Kaalmadda ay siiso dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay kordhinayaan Taageeradda Samafal ee ay siiyaan dalalka Somalia, Yemen, South Sudan iyo Nigeria, si loo caawiyo malaayiinta qof ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Colaadaha iyo ammaan la’aanta cuntada. Agaasimaha Hay’adda Maraykanka ee Horumarinta  Kaalmadda Calaamiga “US AID” , Mark Green ayaa hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu ka jeediyey Shirweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay kordhinayaan Taageeradda Samafal ee ay siiyaan dalalka Somalia, Yemen, South Sudan iyo Nigeria, si loo caawiyo malaayiinta qof ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Colaadaha iyo ammaan la’aanta cuntada.

Agaasimaha Hay’adda Maraykanka ee Horumarinta  Kaalmadda Calaamiga “US AID” , Mark Green ayaa hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu ka jeediyey Shirweynaha Golaha Guud ee QM ee haatan ka socda Xarunta Dhexe ee QM ee New York.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in Kaalmo dheeraad ah oo dhan 575 million oo Dollar la siinayo dalalka Somalia, Yemen, South Sudan iyo Nigeria, si loogu adeegsado Gurmadka Cuntada, Daryeelka Caafimaadka, helitaanka biyaha nadiifk, ka-hortagga Cudduradda iyo Nafaqo-darrada haysata dadka ku dhibaataysan dalalkaasi.

Si kastaba ha ahaatee, Kharajka guud ee ay Dowladda Maraykanka sannadkan ugu deeqday Hawlaha Samafalka ee dalalka Somalia, Yemen, South Sudan iyo Nigeria ayaa waxay gaaraysaa 2.5 Billion oo Dollar

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts