HomeWararSaddex ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

Saddex ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka Maanta ayaa waxaa hortegi doono Saddex ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya kuwaas oo kulankii ugu dambeeyay ay u yeereen Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Ciaan Yariisoow Wasiirka Caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur iyo wasiirka […]

- Advertisement -

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka Maanta ayaa waxaa hortegi doono Saddex ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya kuwaas oo kulankii ugu dambeeyay ay u yeereen Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Ciaan Yariisoow Wasiirka Caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur iyo wasiirka Cadaalada Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa hortegi doono baarlamaanka kuwaas oo maanta Akhrinta Koowaad ay marsiin doonaan Hindise Sharciyeedyada Cadaalada  Caafimaadka iyo Wasiirka Warfaafinta oo ka hadli doona wax ka bedelka lagu sameeyay Xeerka Saxaafada.

Diyaar garoowga furitaanka kulanka Baarlamanka Soomaaliya ayaa haatan ka soconaya Magaalada Muqdisho iyada oo aad loo adkeeyay amniga Xarunta Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories