HomeWararDaawo Sawirrada banaanbax ka socda Magaalada Cadaado

Daawo Sawirrada banaanbax ka socda Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa amanta ka dhacay banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Maamulkaas uu ku taageeray Go’aankii Wadamada Khaliijka ay xiriirka ugu jareen dowladda Qatar. Boqolaal ka mid ah Shacabka Cadaado ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Magaaladaas kuwaas oo taageeraya Go’aanka uu qaatay madxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf. […]

- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa amanta ka dhacay banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Maamulkaas uu ku taageeray Go’aankii Wadamada Khaliijka ay xiriirka ugu jareen dowladda Qatar.

Boqolaal ka mid ah Shacabka Cadaado ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Magaaladaas kuwaas oo taageeraya Go’aanka uu qaatay madxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf.

- Advertisement -

Mid la mid ah banaanbaxaas ayaa shalay ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, balse waxa xusid mudan in Madaxweyne ku xiegenka Maamulk Galmudug Maxamed Xashi Carbaeey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas ay k soo horjeedaan Go’aanka uu qaatay madaxweyne Xaaf.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories