HomeWararSawirro:-Dibadbax looga soo horjeeday Xarigii C/kariim Qalbi Dhagax oo ka dhacay London

Sawirro:-Dibadbax looga soo horjeeday Xarigii C/kariim Qalbi Dhagax oo ka dhacay London

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Boqolaal ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Britain waxay shalay Dibadbax ballaaran ka dhigeen Fagaare ka soo horjeeda Dhismaha Safaaradda Ethiopia ku leedahay magaalladda London. Dibadbaxayaasha waxay wateen Boorar ay ku qoran yihiin Hal-ku-dhegyo loogu baaqayo  Dowladda Ethiopia inay joojiyaan Faragelinta ay ku hayaan DFS, lana xushmeeyo Madax-bannaanida dalka Somalia. Qaar ka mid ah […]

- Advertisement -

Boqolaal ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Britain waxay shalay Dibadbax ballaaran ka dhigeen Fagaare ka soo horjeeda Dhismaha Safaaradda Ethiopia ku leedahay magaalladda London.

Dibadbaxayaasha waxay wateen Boorar ay ku qoran yihiin Hal-ku-dhegyo loogu baaqayo  Dowladda Ethiopia inay joojiyaan Faragelinta ay ku hayaan DFS, lana xushmeeyo Madax-bannaanida dalka Somalia.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Dibadbaxayaasha ayaa iyagana watay Sawiradda C/kariim Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax”, kaasi oo bishii hore ee August 23-dii loo gacan geliyey Dowladda Ethiopia.

Dibadbaxaasi ayaa la sheegay inuu ku dhacay si nabadgelyo ah.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories