HomeWararWasiir ka hadlay Arrintii Qalbi Dhagax oo xilkiisii ku waayay

Wasiir ka hadlay Arrintii Qalbi Dhagax oo xilkiisii ku waayay

Date:

Related stories

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ahna ku Simaha Madaxweynaha Maamulkaas Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland. Wasiirka xilka laga qaaday ayaa Shalay Wareysi uu bixiyay waxa uu dowladda Soomaaliya ku taageeray Go’aankii ay ku wareejisay Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax. Hoos […]

- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ahna ku Simaha Madaxweynaha Maamulkaas Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland.
Wasiirka xilka laga qaaday ayaa Shalay Wareysi uu bixiyay waxa uu dowladda Soomaaliya ku taageeray Go’aankii ay ku wareejisay Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Xilka qaadista

- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Habdhaqan lidka ku ah Hannaanka Dawladnimo.
Markuu Garawsaday: Mas’uuliyad darrada uu ku kacay.

- Advertisement -

Wuxuu Xeeriyey:

Wuxuu xilkii ka qaaday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Gobolada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan.
Xeerkani Wuxuu dhaqan-gelayaa Markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweyne Ku-xigeenku

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories