HomeWararSawirro:-Wajiga Koowaad ee Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Hir-Shabeelle oo soo gaba gaboobay

Sawirro:-Wajiga Koowaad ee Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Hir-Shabeelle oo soo gaba gaboobay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Waxaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle Maanta ku soo gaba gaboobay Wajiga koowaad ee dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. Ilaa Afar Musharax ayaa Maanta qorshuhu ahaa in ay jeediyaan khudbadahooda mushaarxnimo balse waxaa Goobta ka maqnaa Musharax  Cabdinaasir Shirwac Maxamed oo aan Jowhar ku sugneyn. Musharixiinta khudbeeyay Maanta ayaa kala […]

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle Maanta ku soo gaba gaboobay Wajiga koowaad ee dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Ilaa Afar Musharax ayaa Maanta qorshuhu ahaa in ay jeediyaan khudbadahooda mushaarxnimo balse waxaa Goobta ka maqnaa Musharax  Cabdinaasir Shirwac Maxamed oo aan Jowhar ku sugneyn.

- Advertisement -

Musharixiinta khudbeeyay Maanta ayaa kala ahaa

1:-Maxamed Cabdi Waare

2:- Cabdi Kariim Cali Nuur

- Advertisement -

Iyo Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo

Ugu dambeyn Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ayaa ku dhawaaqay in Musharax Cabdinaasir Shirwac Maxamed uu ka mid noqon doono Musharixiinta Maalinta Berito ah khudbeyn doono.

Doorashadii horay uga dhacday Magalada Jowhar ee uu ku soo baxay Cali Cabdullaahi Cosoble iyo tan Maalinta Sabtida ah ayaa kala duwan, ilaa 8 Musharax ayaa haatan u taagan xilka Madaxweynaha Hir-Shabeelle halka tii hore ay ku tartameen laba Musharax oo kaliya.

 

 Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories