HomeWararDhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo dalbaday in la horkeeno heshiiskii dhismaha Ciidamada Qaranka

Dhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo dalbaday in la horkeeno heshiiskii dhismaha Ciidamada Qaranka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa dalbadan in la horkeeno heshiiskii Magaalad london lagu gaaray ee ahaa dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya. Senoter Cismaan Axmed Macow oo ka mid ah Xubnaha Aqlka sare ayaa Guddoonka Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilllaahi waxa uu u gudbiyay in heshiiskaas la horkeeno. Waxa uu sheegy in ay iyagu yihiin matalayaasha Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa dalbadan in la horkeeno heshiiskii Magaalad london lagu gaaray ee ahaa dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Senoter Cismaan Axmed Macow oo ka mid ah Xubnaha Aqlka sare ayaa Guddoonka Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilllaahi waxa uu u gudbiyay in heshiiskaas la horkeeno.

- Advertisement -

Waxa uu sheegy in ay iyagu yihiin matalayaasha Shacabka islamarkaana aysan ka warheyn heshiiskaas,sidaas darteedna ay muhiim tahay in ay ka doodan sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka 

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts