HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda G/Galgaduud iyo Ciidamada Galmudug oo deegaano Cusub la...

DEG DEG:-Dagaal ka socda G/Galgaduud iyo Ciidamada Galmudug oo deegaano Cusub la wareegay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in deegaanka Mareer Gur ee gobolkaas ay weeraraeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug. Wararka aan heleyno ayaa waxa ayu sheegayaan in Ciidamada 21,aad ee xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen deegaanka Mareer Gur oo ay ku sugnayeen ciidamo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in deegaanka Mareer Gur ee gobolkaas ay weeraraeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ayu sheegayaan in Ciidamada 21,aad ee xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen deegaanka Mareer Gur oo ay ku sugnayeen ciidamo ka tirsan kuwa Ahlusuna Wal-Jamaca.

- Advertisement -

Sidoo kale warar ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay deegaanka Maareer Gur la wareegeen xaaladuna iminka ay tahay mid kacsan.

Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayan in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay u ruqaansadeen dhanka degmada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Ahlusuna.

 

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts