HomeWararHowlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir

Howlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Holwgalkaan ayaa xalay Ciidamada waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Dharkenley iyo Kaxda ee Gobolkaan Banaadir. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ku baarayeen gaadiidka dadweynaha,iyaga oo mararka qaar Guri guri baaritaano uga sameynayay. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaan uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay,islamarkaana si joogta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Holwgalkaan ayaa xalay Ciidamada waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Dharkenley iyo Kaxda ee Gobolkaan Banaadir.

Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ku baarayeen gaadiidka dadweynaha,iyaga oo mararka qaar Guri guri baaritaano uga sameynayay.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaan uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay,islamarkaana si joogta ah uu u socon doono.

Qaar ka mid ah dadka ku nool degmooyinka Kaxda iyo Dharkenley ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in howlgalka lgu qab qabtay dad dhalinyaro u badan in kastoo markii dambe dhalinyaradaas badankood lasiidaayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts