HomeWararNabadoon Caan ah oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Nabadoon Caan ah oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Koox hubeysan ayaa Caawa eybo kamid ah degmada Waaberi ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa degmadaas. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Sheekh Abuukar,sida ay Radio Dalsan u xaiijiyeen qaar kamid ah dadka deeganka. Dilka ayaa ka dhacay Xaafada Ansalooti ee degmada Waaberi,waxana Goobta dilka ka dhacay gaaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan ayaa Caawa eybo kamid ah degmada Waaberi ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa degmadaas.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Sheekh Abuukar,sida ay Radio Dalsan u xaiijiyeen qaar kamid ah dadka deeganka.

- Advertisement -

Dilka ayaa ka dhacay Xaafada Ansalooti ee degmada Waaberi,waxana Goobta dilka ka dhacay gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo halkaasi baritaano ka sameeyay in kastoo aysan cidna  usoo qaban.

Majirto cid sheegatay dilka Nabadoonka waxa uuna kamid yahay dilalka qorsheysan ee mararka qaar ka dhaca Gudaha Magaalada muqdisho,waxa uuna ku soo aadaya xili Ciidamada dowladda Soomaaliya ay howlgal amniga lagu sugayo ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts