HomeWararDhageyso:-Qodobadii loo cugsaday Xaalad deg deg ah ee Magaalada Burco la geliyay

Dhageyso:-Qodobadii loo cugsaday Xaalad deg deg ah ee Magaalada Burco la geliyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maamulka Gobolka togdheer ee Soomaaliland ayaa goordhow xaalad deg deg ah ku soo rogay Gobolkaas kadib kulan ay la qateen waxgaradka iyo Bulshada qeybahooda kala duwan ee ku nool gobolkaasi togdheer kadib Xanuunka Shuban Biyoodka oo ku soo kordhay. Kulan ayaa Maanta yeesheen Maamulka Gobolka iyo kan Magaalada Burco ayaa waxa ay ku Go’aamiyeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka togdheer ee Soomaaliland ayaa goordhow xaalad deg deg ah ku soo rogay Gobolkaas kadib kulan ay la qateen waxgaradka iyo Bulshada qeybahooda kala duwan ee ku nool gobolkaasi togdheer kadib Xanuunka Shuban Biyoodka oo ku soo kordhay.

Kulan ayaa Maanta yeesheen Maamulka Gobolka iyo kan Magaalada Burco ayaa waxa ay ku Go’aamiyeen in la qaado talaabo looga hortagayo Cudurka iyo sidii Bulshada ay iskaga kaashan lahaayeen Caawinta dadka uu Cudurkaas hayo.

- Advertisement -

Sidoo kale Maamulka Gobolka iyo Bulshada ayaa dhamaan fasaxay Goobihii waxbarashada sida dugsiyada Quraanka iyo kan Maadiga intaba,waxaana la shaaciyay in cid walba oo soo galeysa gobolka Togdheer iyo Caasimada Burco baaritaan dhanka Caafimaadka ah lagu sameeyo.

Gudoomiyaha Magaalada burco ayaa War-Baahinta u akhriyay qodobadii la isku raacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts