HomeWararDhageyso:-Dowladda oo ka hadashay Sarkaal Maanta isku soo dhiibay

Dhageyso:-Dowladda oo ka hadashay Sarkaal Maanta isku soo dhiibay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu Al-Shabaab uga hawlgeli jiray gobolka Mudug. Dawladda ayaa sarkaalka magaciisa ku sheegtay Bishaar Muumin Faarax. Taliyaha Guutada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu Al-Shabaab uga hawlgeli jiray gobolka Mudug.

- Advertisement -

Dawladda ayaa sarkaalka magaciisa ku sheegtay Bishaar Muumin Faarax.
Taliyaha Guutada 52-aad ee ciidamada Somalia Jeneraal Maxamed Axmed Tereedisho ayaa  xaqiijiyey isa soo dhiibista, waxaana uu sheegay in sarkaalkan uu watay laba qori oo AK 47 iyo rasaas badan.

Jeneral Tereedishe ayaa sidoo kale sheegay in sarkaalka gacantooda soo galay uu Hiiraan u joogay in uu howlgalo dagaal uu ka fuliyo inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana uu intaa raaciyay in ay dhabar jab weyn ku tahay Al-Shabaab isa soo dhiibida Bishaar Faarax Muumin sida uu hadalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu Al-Shabaab uga hawlgeli jiray gobolka Mudug.

Dawladda ayaa sarkaalka magaciisa ku sheegtay Bishaar Muumin Faarax.

Taliyaha Guutada 52-aad ee ciidamada Somalia Jeneraal Maxamed Axmed Tereedisho ayaa  xaqiijiyey isa soo dhiibista, waxaana uu sheegay in sarkaalkan uu watay laba qori oo AK 47 iyo rasaas badan.

Jeneral Tereedishe ayaa sidoo kale sheegay in sarkaalka gacantooda soo galay uu Hiiraan u joogay in uu howlgalo dagaal uu ka fuliyo inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana uu intaa raaciyay in ay dhabar jab weyn ku tahay Al-Shabaab isa soo dhiibida Bishaar Faarax Muumin sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts