HomeWararMalaysia oo lagu xiray Maleeshiyo qorsheynaysay inay weeraraan Boqorka Sacuudiga.

Malaysia oo lagu xiray Maleeshiyo qorsheynaysay inay weeraraan Boqorka Sacuudiga.

Date:

Related stories

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6 Muqdisho, 10 Juun...

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Baydhabo, 10 Juun 2026 –...

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...
- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Khaalid Abu Bakar ayaa hadalkaasi maanta ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Caasimadda dalkaasi ee Kula Lampur, wuxuuna xusay inay xireen 7 Maleeshiyo oo qorsheynaysay inay weerar geystaan muddadii uu Boqorka Sacuudiga, Salman Bin C/casiis booqashadda ku joogay Malaysia.

Dableyda la qabtay ayaa kala ahaa Nin Malaysian ah iyo 6 Ajnab oo kala ahaa 4 Yeminiyiin ah, Hal Indonesian ah iyo mid ka soo jeeda Bariga Qaaradda Asia.

- Advertisement -

Raggan oo la sheegay inay ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu soo kala qabtay Hawlgalo bishii February 21-dii iyo 26-dii laga sameeyey Caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lampur.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories