HomeWararWHO oo ka digtay inay Macluushii 3-aad ka dillaacdo Somalia.

WHO oo ka digtay inay Macluushii 3-aad ka dillaacdo Somalia.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digtay inay muddo 2 bilood ka harsan tahay Digniinta la xiriirta  wax noqon kara Macluushii 3-aad ee Somalia ka dillaacda muddo 25 sanno gudaheeda. Macluushii ugu dambeysay oo Somalia ka dillaacday sannadkii 20121-kii, waxaa ku geeriyootay ku-dhawaad 260,000 oo qof. Sida laga xigtay WHO, in ka badan 363,000 oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digtay inay muddo 2 bilood ka harsan tahay Digniinta la xiriirta  wax noqon kara Macluushii 3-aad ee Somalia ka dillaacda muddo 25 sanno gudaheeda.

Macluushii ugu dambeysay oo Somalia ka dillaacday sannadkii 20121-kii, waxaa ku geeriyootay ku-dhawaad 260,000 oo qof.

- Advertisement -

Sida laga xigtay WHO, in ka badan 363,000 oo carruur ayaa waxa haysa nfaqo-darro aad u daran, halka 70,000 o okalena u baahan yihiin Gargaar Degdeg ah iyo Taageero Naf-badbaadin ah.

Hadal ka soo baxay QM maalintii shalay (Isniin) ayaa lagu sheegay inay Xaalladu noqotay mid aad u sii xumaatay 6-dii bilood ee ugu dambaysay.

- Advertisement -

Toddobaadkii hore, 110 qof ayaa gaajo darteeda ugu geeriyootay Goballadda K/galbeed, iyadoo dadku bilaabay inay gaajo darteeda u soo galaan Magaallooyinka, kadib, markii ay Xoolihii ka ld’deen abaarta darteeda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts