HomeWararDHAGEYSO:- Xildhaan katirsanaa Baarlamaankii Sideedaad oo maanta ku geeriyooday Muqdisho

DHAGEYSO:- Xildhaan katirsanaa Baarlamaankii Sideedaad oo maanta ku geeriyooday Muqdisho

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Allaha unxariistee xildhibaan Cali Axmed Maxamed Bood-boode loona yaqiinay Cali-faanto ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa waayadaan danbe ku xanuunsanaa gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Wala-weyn oo uu daganaa Marxuumka,balse loo keenay xaalado caafimaad Muqdisho iyo in lagu daaweeyo.

Xildhibaan Cali-faanto ayaa kamid ahaa mudanyaasha baarlamaankii Sideedaad, waxaana indhawaanahaan ku noolaa Shabeellaha Hooose.

Geerida xildhibaanka waxaa ka tacsiyadeyey xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka tobanaad ,islamaarkaana kamid ahaa barlamaankii Sideedaad ,waxaana uu Radio Dalsan uga waramay Aqoontii uu u lahaa Cali-faanto

Halkaan hoose ka Dhageyso Codka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories