HomeWararAntonio Guterres: “Waxaan halkan u joogaa inaan muujiyo taageeradda aan la garab taaganahay...

Antonio Guterres: “Waxaan halkan u joogaa inaan muujiyo taageeradda aan la garab taaganahay  dadka Soomaalida”

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres ayaa maanta soo gaaray magaalladda Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah dadaalka lagu doonayo in lagu taageero La-dagaalanka Macluusha iyo Cabsida Daacuun Caloolaha.

Xoghayaha Guud ee QM waxa uu la kulmay Madaxweyne Farmaajo oo ay yeesheen Kulan Heer Sare ah oo qeyb ka ah Socdaalkiisa.

Hadal ka soo baxay Xafiiska aya lagu sheegay inuu Antonio Guterres booqan doono Xeryaha Barakacayaasha ee gudaha Somalia.

“Waxan halkan u joogaa inaan Taageeraadayda la garab istaago dadka Soomaalida, Caalamka waxa uu u baahan yhaay inuu haatan Tallaabo ka qaado sidii looga hortegi lahaa Xiisadaha Aadminimadda ee ka jirta Somalia” ayuu yiri Xoghayaha Guud ee QM oo mar soo noqday Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR).

“Tani waa Daqiiqad masiibo ah, balse sidoo kale ah Daqiiqadii Rajadda ee Dowladda cusub ee Somalia oo u diyaar ah inay wax qabato” ayuu yiri isagoo Suxufiyiinta kula hadlay Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isbuucii hore ku dhawaaqay in Abaarta haatan ka jirta Somalia tahay Masiibo Qaran.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories