HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inuu isku shaandheyn ku sameynayo Golihiisa wasiirada

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inuu isku shaandheyn ku sameynayo Golihiisa wasiirada

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shariif Xassan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inuu isbadal ku sameynayo golaha Wasiirada Maamulkaas. Madaxweynaha ayaa Tilmaamay inuu jiro Habac shaqada la xariira,islamarkaana loo baahanyahay in la xoojiyo,iyada oo isbadal lagu sameynayo Wasiirada maamulka,waxaa uu xusay in qaar kamid ah Wasiiradu ay gudan waayeen waajibaadka shaqo ee loo ikmaday,taasina ay kukalifeyso […]

- Advertisement -

Shariif Xassan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inuu isbadal ku sameynayo golaha Wasiirada Maamulkaas.

Madaxweynaha ayaa Tilmaamay inuu jiro Habac shaqada la xariira,islamarkaana loo baahanyahay in la xoojiyo,iyada oo isbadal lagu sameynayo Wasiirada maamulka,waxaa uu xusay in qaar kamid ah Wasiiradu ay gudan waayeen waajibaadka shaqo ee loo ikmaday,taasina ay kukalifeyso inuu isku shaandheyn ku sameeyo wasiirada Koonfu Galbeed.

- Advertisement -

Dhinacakale Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa ka hadlay caqabadaha iyo xaaladaha ay ku shaqeeyaan wasiirada maamulkaas oo uu qiray in dhaqaalo la’aan iyo arima nabad-galyo ay haysato wasiiradu, lkn uu sheegay in laga gudbi doono.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ladaala dhacaya dhibaatooyin xaga maamulka,iyado oo lagu dhaliilayo wax qabad la’aan iyo maamulku inuu ka gaabiyey wax uqabashada dadka ay saameysay Abaarta ee ku nool Koonfur Galbeed.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories