HomeWarar(DAAWO): Nin doonayey inuu dab qabadsiiyo Kacbadda Barakaysan oo la qabtay.

(DAAWO): Nin doonayey inuu dab qabadsiiyo Kacbadda Barakaysan oo la qabtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciiddanka Ammaanka Sacuudiga ee ku sugan Kacbadda Barakaysan ee Maka Al-mukarama waxay gacanta ku dhigeen Nin doonayey inuu dab qabadsiiyo Kacbadda. Barta Twitter-ka Ciiddanka Ammaanka ee Kacbadda Barakaysan ayaa lagu faafiyey Muuqaal Video Yar “Clip Video” oo ku saabsan Isku-daygaas la fashiliyey. Eeedeysanaha ayaa la sheegay in la qabtay, xilli uu faraha kula jiray dembigaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka Sacuudiga ee ku sugan Kacbadda Barakaysan ee Maka Al-mukarama waxay gacanta ku dhigeen Nin doonayey inuu dab qabadsiiyo Kacbadda.

Barta Twitter-ka Ciiddanka Ammaanka ee Kacbadda Barakaysan ayaa lagu faafiyey Muuqaal Video Yar “Clip Video” oo ku saabsan Isku-daygaas la fashiliyey.

- Advertisement -

Eeedeysanaha ayaa la sheegay in la qabtay, xilli uu faraha kula jiray dembigaasi.

Wargeyska Al-waddan ee ka soo baxa Sacuudiga ayaa qoray inay Goobjoogayaal u xaqiijiyeen inay  Ciiddanka Ammaanka ku guuleysteen inay qabtaan Eedeysanahaasi, xilli uu Bansiin uu watay ku daadinayey gudaha Barxadda Kacbadda si uu Ololka dabkaasi u saameeyo Kacbadda.

Balse, Ciiddanka Ammaanka ayaa ku guuleystay inay ka hortagaan  Falkaasi caddowtooyadda leh.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Boliska Sacuudiga weli wax war ah kama soo saarin  magaca Eedeysanaha iyo Waddanka uu ka soo jeedo iyo Faahfaahinada kale.

Warar ayaa sheegaya in Eedeysanaha uu ahaa Nin madaxa looga jiray oo waalnaa, balse ma kala cadda ujeedada uu ka lehaa falkaasi.

 

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts