HomeWararXildhibaano Aqalka Sare oo Lagu Doortay Muqdisho.

Xildhibaano Aqalka Sare oo Lagu Doortay Muqdisho.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Laba kursi oo kamid ah Aqlka Sare uguna danbeeyey Golahaasi ayaa maanta Kuraastaasi waxaa ay doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta gaadiidka Booliska waxaana kusoo baxay Bilaal Idiris Cabdulaahi iyo Saciid Cabdi Xuseen oo kuguuleestay Labadii kursi ee ugu danbeysay Baarlamaanka Aqalka Sare. Xildhibaan Bilaal Idiris Cabdulaahi ayaa kusoo baxay kusriga 1-aad oo helay […]

- Advertisement -

Laba kursi oo kamid ah Aqlka Sare uguna danbeeyey Golahaasi ayaa maanta Kuraastaasi waxaa ay doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta gaadiidka Booliska waxaana kusoo baxay Bilaal Idiris Cabdulaahi iyo Saciid Cabdi Xuseen oo kuguuleestay Labadii kursi ee ugu danbeysay Baarlamaanka Aqalka Sare.

Xildhibaan Bilaal Idiris Cabdulaahi ayaa kusoo baxay kusriga 1-aad oo helay Codad dhan 23-tan halka kusriga 2-aad uu ku guuleestay Xildhibaan Saciid Cabdi Xuseen kadib markii ay tanaasushay Maryan Axmed Xuseen oo kula tartameysay Kursigaasi, waxaana uu sidaasi Xildhibaankan ku noqday Senator-k ii 54-aad ee ugu danbeeyey Aqalka Sare.

- Advertisement -

Guud ahaan doorashada Dalka ayaa mareysa meel gabagaba ah waxaana kaliya harsan tan madaxweynaha oo ay ka harsan tahay wax kayar 24-tan Saac iyadoo Birri oo Arbaca ah la filayo inay ka dhacdo doorashadaasi Xarunta Ciidamada Cirka ee Afisiyooni waxaana codadkooda dhiiban doona 329 mudane oo ka kooban Labada Gole e barlamaanka Dalka.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories