HomeCaalamkaKooxda Al-muraabituun oo sheegatay Is-qarxintii shalay ka dhacday Wasqooyiga dalka Maali.

Kooxda Al-muraabituun oo sheegatay Is-qarxintii shalay ka dhacday Wasqooyiga dalka Maali.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal-qoraal oo ay soo saartay Kooxdaasi isku magcowda  Alqaacidada Maqrib ee AQIM ee uu hoggaamiyo Mukhtaar Bel-mukhtaar ayey ku sheegeen in iyagu ka dambeeyeen weerarkasi oo lagu dilay ilaa 60-Askari, laguna dhaawacay in ka badan 100-Askari oo ku sugnaa Xeradda Milliteri ee la weeraray. Waxay kaloo sheegeen in Ninka isku qarxiyey Xeradaasi la oran jirey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay soo saartay Kooxdaasi isku magcowda  Alqaacidada Maqrib ee AQIM ee uu hoggaamiyo Mukhtaar Bel-mukhtaar ayey ku sheegeen in iyagu ka dambeeyeen weerarkasi oo lagu dilay ilaa 60-Askari, laguna dhaawacay in ka badan 100-Askari oo ku sugnaa Xeradda Milliteri ee la weeraray.

Waxay kaloo sheegeen in Ninka isku qarxiyey Xeradaasi la oran jirey Cabdul-haddi Al-fulani iyo in weerarkaasi looga soo horjeedo Askarta Faransiiska ee ku sugan dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Warbaahinta Dowladda Maali waxay horey u sheegtay inay weerarkaasi geysteen 5 qof oo Isku soo xiray wxyaabaha qarxa.

Madaxweynaha Maali, Ibraahim Bubakar Keyta oo saqdii dhexe ee xalay ka hadlay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan Alqaacida ilaa ay ka guuleystaan.

Wasiirka Arrimaha Gudha Farnsiiska, Buruno Le Roux waxa uu Weerarka ka dhcay Maali ku tilmamy kii ugu dhiig daadashda badnaa, iyadoo Xeradda la weeraray uu Madaxweynaha Faransiiska, Faranswa Hollande booday dhowr maalmood ka hor.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts