HomeWararTalyaaaniga oo lagu xiray Mukhalas Somali iyo Tahriibayaal Soomaali ah oo la...

Talyaaaniga oo lagu xiray Mukhalas Somali iyo Tahriibayaal Soomaali ah oo la badbaadiyey,

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

  Wakaalladda Wararka u faafisa Talyaaniga ee ANSA ayaa sshaacisay inay Boliska Talyaaniga gacanta ku dhigeen Mukhalas Soomaali iyo mid u dhashay dalka Gambia, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay dadka u soo tahriibin jireen Talyaaniga. Qabashadooda ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen Tahriibayaal tiradooddu dhan tahay 576 qof, isla markaana ay […]

- Advertisement -

 

Wakaalladda Wararka u faafisa Talyaaniga ee ANSA ayaa sshaacisay inay Boliska Talyaaniga gacanta ku dhigeen Mukhalas Soomaali iyo mid u dhashay dalka Gambia, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay dadka u soo tahriibin jireen Talyaaniga.

- Advertisement -

TAHRIIBAYAA;LQabashadooda ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen Tahriibayaal tiradooddu dhan tahay 576 qof, isla markaana ay maydka Nin Somali ah ka soo saareen Badda Mediterraneanka.

Waxaa la rumeysan yahay in Tahroobayaashaasi la socdeen 7 dooni oo ka soo shiraacday Xeebta magaalladda Sabratha ee dalka Libya, waxaana dhamaantooda laga soo  badbaadiyey Badda u dhexeysa Libya iyo Jesiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga maalintii Sabtida ee la soo dhaafay.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories