HomeWararWasiir Kenyan shaki geliyey soo-celinta Qaxootiga Soomaalida ee ku jira Xerada Dhadhaab.

Wasiir Kenyan shaki geliyey soo-celinta Qaxootiga Soomaalida ee ku jira Xerada Dhadhaab.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaissery ayaa sheegay inaysan suurtogal ahayn Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaaalida, wuxuuna ku baaqay in la dhowwro Heshiisyaadda iyo Borotokooladda QM ee Xuquuqda Qaxootiga Caalamiga. Wasiir Joseph Nkaissery waxa uu shalay sheegay inay Dowladda Kenya ka laabatay Go’aankii lagu xiri lahaa Xeradda Qaxootiga ee Dhabaab, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaan la xiri […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaissery ayaa sheegay inaysan suurtogal ahayn Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaaalida, wuxuuna ku baaqay in la dhowwro Heshiisyaadda iyo Borotokooladda QM ee Xuquuqda Qaxootiga Caalamiga.

Wasiir Joseph Nkaissery waxa uu shalay sheegay inay Dowladda Kenya ka laabatay Go’aankii lagu xiri lahaa Xeradda Qaxootiga ee Dhabaab, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaan la xiri doonin ilaa Nabadda Somalia dib loogu soo celinayo.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay weli socdaan Wada Xaajoodka arrintaai, inkastoo Dowladda Kenya horey u shaacisay go’aanka Qaxootiga Soomaalida ee dib loogu celinayo dalkooda hooyo.
Wasiirka Arrimaha Gudaaha Kenya, waxa uu carrabka ku adkeeyey inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta bisha soo socota ka qeyb geli doonaan Shirweynaha Golaha Guud ee QM oo looga xaajoon doono Dadaalka dib loogu celinayo Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xerada Dhadhaab.
Dhinaca kale, Hay’addaha aan Dowliga ahayn (NGO)-yadda ayaa soo dhaweeyey Go’aanka Dowladda Kenya kaga laabatay qorshihii lagu xiri lahaa Xeradda Dhadhaab oo ay ku nool yihiin in ka badan 330,000 Qaxooti oo 95% Qaxooti Soomaali ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories