HomeWararMaraykanbka iyo Kenya oo ka wada hadlay Ammaanka Somalia iyo La-dagaalanka Argagixisadda.

Maraykanbka iyo Kenya oo ka wada hadlay Ammaanka Somalia iyo La-dagaalanka Argagixisadda.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dalka Kenya iyo Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa maanta Kulan Khaas ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyadda ee magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada xaajooday Arrimaha Somalia, South Sudan iyo La-dagaalanka Argagixisadda. Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxa uu ku booriyey Dowladda Maraykanka iyo Beesha Caalamka inay sii wadaan Taageeradooda ku aadan dadaalka loogu jiro sidii Somalia […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya iyo Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa maanta Kulan Khaas ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyadda ee magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada xaajooday Arrimaha Somalia, South Sudan iyo La-dagaalanka Argagixisadda.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxa uu ku booriyey Dowladda Maraykanka iyo Beesha Caalamka inay sii wadaan Taageeradooda ku aadan dadaalka loogu jiro sidii Somalia loo xasilin lahaa.

- Advertisement -

Uhuru Kenyatta waxa uu u sheegay John Kerry in horumar laga sameeyey Nidaamka Dowladnimadda iyo Hiigsiga 2016-ka ee Somalia, wuxuuna rajo ka muujiyey Jadwalka Doorashadda Barlamaanka iyo Madaxweynaha cusub ee Somalia.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta waxa kale oo  uu tilmaamay inay Ciiddanka Hawlgalka AMISOM iyo kuwa Qaranka Somalia horumar wanaagsan ka gaareen dhinaca Ammaanka.

Waxa kale oo uu ku baaqay in la dhiso Awoodda Ciiddanka Somalia si ay ula wareegaan Sugidda Ammaanka, marka ay Ciiddanka AMISOM ka baxaan Somalia sannadka 2018-ka.

- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Kenya, John Kerry oo ka hadlay Kulankaasi waxa uu ku ammaanay Dowladda Kenya dadaalka ay ugu jirto Xal-u-helidda Ammaanka Gobalka, gaar ahaan Xiisadaha ka taagan Somalia iyo South Sudaan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts