HomeWararMaraykanka oo Malaayiin Dollar u qoondeeyey  Doorashooyinka Kenya.

Maraykanka oo Malaayiin Dollar u qoondeeyey  Doorashooyinka Kenya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry oo haatan booqasho ku jooga magaalladda Nairobi ayaa ku dhawaaqay  inay Dowladda Kenya sannaadkan ugu deeqi doonaan 25 million oo Dollar, taasi oo loo adeegsan doono Doorashadda Madaxtinimadda Kenya ka dhici doonta sannadka soo socda ee 2017-ka. John Kerry waxa uu soo dhaweeyey Isbedelka lagu sameeyey Guddiga Doorashadda Kenya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry oo haatan booqasho ku jooga magaalladda Nairobi ayaa ku dhawaaqay  inay Dowladda Kenya sannaadkan ugu deeqi doonaan 25 million oo Dollar, taasi oo loo adeegsan doono Doorashadda Madaxtinimadda Kenya ka dhici doonta sannadka soo socda ee 2017-ka.

John Kerry waxa uu soo dhaweeyey Isbedelka lagu sameeyey Guddiga Doorashadda Kenya, wuxuuna ugu baaqay Siyaasiyiinka Kenya inay si nabad ahu xaliyaan Khilaafkooda, si ay u qabsoonto Doorashadaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts