HomeCiyaarahaXiriirka K/Cagta oo baaraya jiritaanka in Kabtanka Puntland uu horay ugu soo...

Xiriirka K/Cagta oo baaraya jiritaanka in Kabtanka Puntland uu horay ugu soo saftay Xulka Qaranka

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Ciyaaraha Finalka Maamul gobolleedyada ayaa dib u dhac ku yimid oo lagu balansanaa in ay beri dhacaan kadib markii ay soo shacbaxday in xiddig ka tirsan Puntland oo la yiiraahdo cabdi Salaan faarax jaamac uu horay ugu soo qeybgalay 2009-kii xulka Qaranka Somalia ee ka qeybgalay ciyaarihii Bariga iyo bartahama Africa ee ka dhacay Uganda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciyaaraha Finalka Maamul gobolleedyada ayaa dib u dhac ku yimid oo lagu balansanaa in ay beri dhacaan kadib markii ay soo shacbaxday in xiddig ka tirsan Puntland oo la yiiraahdo cabdi Salaan faarax jaamac uu horay ugu soo qeybgalay 2009-kii xulka Qaranka Somalia ee ka qeybgalay ciyaarihii Bariga iyo bartahama Africa ee ka dhacay Uganda.

Maamulka iyo ciyaaryahanada Sh/dhexe iyo Hiiraan matalaya ayaa ku doodaya in sharciga koobkan la hareer maray oo ah inaanu ka qeybgaleyn xiddig Serie A ama mid xulka qaranka matalay.

- Advertisement -

Haatan waxaa ay u ambabaxeen madaxda iyo maamulka xiddigaha Sh/dhexe iyo hiiraan wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga iyagoo ka gudbinaya dacwo xiddigaas.

Wixii Kusoo Kordha warkaasi halkan ayaad kala socon doontaan insha Allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts