HomeCiyaarahaSepp Blatter oo iska casilay shaqada xafiiska FiFa + Sawiro

Sepp Blatter oo iska casilay shaqada xafiiska FiFa + Sawiro

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta aduunka Sepp Blatter ayaa ugu dambeyn shaaciyay in uu iska casilay xilkaasi . Sepp Blatter oo dhawaan   loo caleyma saaray in markii 5aad ee isku xigta uu noqdo madaxweynaha xiriirka kubada cagta aduunka ayaa warsidayaasha u sheegay  ” Waxaan dareemayaa in aysan jirin wada shaqeyn kooxaha kubadda cagta  iyo ururada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta aduunka Sepp Blatter ayaa ugu dambeyn shaaciyay in uu iska casilay xilkaasi .

Sepp Blatter oo dhawaan   loo caleyma saaray in markii 5aad ee isku xigta uu noqdo madaxweynaha xiriirka kubada cagta aduunka ayaa warsidayaasha u sheegay  ” Waxaan dareemayaa in aysan jirin wada shaqeyn kooxaha kubadda cagta  iyo ururada kubadda Cagtaa ah ”

- Advertisement -

mr  Blatter ayaa sheegay in uu iskaga tagayo xafiiska FIFA kadib markii musuq lagu helay mas’uuliyiinta ugu sareysa FIFA.

Madaxweynaha Fifa  waxaa uu intaa ku daray in doorashooyin degdeg ah la qaban doono sida ugu dhaqsiyaha badan si loo doorto ninkii isaga badali lahaa.

FIFA waxaa hareeyay Mowjado Musuq ah, 7 ka mid ah saraakiisha ayaa Musuq loo xiray May 27, 2015

- Advertisement -

Sepp Blatter ayaa todobaadkii hore markii 5-naad loo doortay jagada Madaxweynaha FIFA, waxaa uuna xilkaas hayey 17 sano.

By : Abdullahi Hassan Elmi “Qoslaaye’

Email : Cabdullahixasan77@gmail.com

SAWIRRO:

1 2 3

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts