HomeCiyaarahaXiriirka Kubada Cagta yurub oo dalbaday in dib loo dhigo doorashada Fifa

Xiriirka Kubada Cagta yurub oo dalbaday in dib loo dhigo doorashada Fifa

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

UEFA ayaa ku baaqay in doorashada madaxtinimada  Xiriirka kubada Cagta aduunka ee  FIFA oo la filayo in ay dhacdo jimcaha biriya  dib loo dhigo kadib  fadeexadii  musuq-maasuq ee hareysay Maamulayaasha Kubada  cagta caalamka . Toddoba saraakiil oo ka tirsan FiFa ayaa lagu qabtay Zurich aroortii hore  Arbacadii kuwaas oo ay la baxeyn Ciiddanka Khaaska ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

UEFA ayaa ku baaqay in doorashada madaxtinimada  Xiriirka kubada Cagta aduunka ee  FIFA oo la filayo in ay dhacdo jimcaha biriya  dib loo dhigo kadib  fadeexadii  musuq-maasuq ee hareysay Maamulayaasha Kubada  cagta caalamka .

Toddoba saraakiil oo ka tirsan FiFa ayaa lagu qabtay Zurich aroortii hore  Arbacadii kuwaas oo ay la baxeyn Ciiddanka Khaaska ee dalka Switzerland  waxaana wax laga weydiinaya lacago farabadan ee la musuq maasuqay .

- Advertisement -

taas oo qeyb ka ah lacago laga helay  qoondaynta koobka aduunka ee sanadka  2018 lagu qaban doono wadankaRussia  iyo kan  2022 ka dhici doono wadanka  Qatar.

Madaxweynaha haatan talada haaya ee Sepp Blatter ayaa tartan adag kala kulmaya boqor Prince Ali Bin al-Hussein oo fursad siin karta fadeexada  musuqa ee lagu soo ogay Fifa .

FIFA ayaa xaqiijiyay  in Maalinta jimcaha ay dhici doonto doorashada madaxweynaha kubada cagta dunida  laakiin hadda UEFA ayaa isha ku heysa inay joojiso dacwadda ay sabab u tahay muranadii  ugu dambeeyay.

- Advertisement -

“Xubnaha Guddiga Fulinta UEFA waxaa lagu qanciyay in ay jirto baahi weyn oo isbedel ah in hogaanka sare ee FIFA  Congress FIFA waa in dib loo dhigo lixda bilood ee soo socda gudahood, “ayaa qoraal rasmi ah ee ka soo baxay UEfa lagu yiri .

Arintan ayaa imaneysa xili FiFa ay wali ku adkeysaneyso in ay dhacdo Doorashada maalinta jimcada ah sida uu shalay saxaafada u sheegay afhayeenka Xiriirka kubada cagta Aduunka .

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts