HomeCiyaarahaTababaraha Kooxda QPR oo Raja Wanaagsan Ka Muujiyay Shaqada Kooxdiisa

Tababaraha Kooxda QPR oo Raja Wanaagsan Ka Muujiyay Shaqada Kooxdiisa

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Chris Ramsey Tababaraha KMG ah Ee Kooxda QPR ayaa sheegay in Rajo wanaagsan uu ka qabo in kooxdiisa uu kusii sugnaan xagaaga so Aadan. Tababare Ramsey ayaa walaac xoogan kala kulmaya Taageerayaasha Kooxda Maadaama Ay Xagaagan Liidato Qaab Ciyaareedka Kooxda QPR. Mar Wax Laga Weydiiyay Mustaqbalkiisa Ku Aadan Kooxda QPR ayaa Waxaa uu  Ramsey u sheegayFourFour […]

- Advertisement -

Chris Ramsey Tababaraha KMG ah Ee Kooxda QPR ayaa sheegay in Rajo wanaagsan uu ka qabo in kooxdiisa uu kusii sugnaan xagaaga so Aadan.

Tababare Ramsey ayaa walaac xoogan kala kulmaya Taageerayaasha Kooxda Maadaama Ay Xagaagan Liidato Qaab Ciyaareedka Kooxda QPR.

- Advertisement -

Mar Wax Laga Weydiiyay Mustaqbalkiisa Ku Aadan Kooxda QPR ayaa Waxaa uu  Ramsey u sheegayFourFour Two: “Waxaan filayaa in Aan Fursad Wanaagsan u Haysto inaan boos Joogta ah ka helo Naadigayga.

Hadalka Tababaraha Kooxda QPR ayaa Waxaa Uu Imaanayaa Xilli ay Aad u Liidato Qaab Ciyaareedka Kooxdiisa Waxaana Tababarahan Uu Kooxda Ku Hayaa Si KMG Ah.

Latest stories