HomeCiyaarahaHoryaalki 22-aad  kubadda Miiska oo Muqdisho ku soo idlaaday +Sawirro

Horyaalki 22-aad  kubadda Miiska oo Muqdisho ku soo idlaaday +Sawirro

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

  Waxaa Magaalada Muqdsiho lagu soo gebagabeeyay  Horyaalki 22-aad ee  Kubadda Miiska, Horyaalka oo ay ka qayb galayeen shan koox oo u ciyaaray qaab koox iyo qaab kali ah. Ciyaarihii Ugu Dambeeyay oo xiiso gaar ah lahaa waxaa u soo daawasho tagay Ibraahin Xuseen Cali Roombe  oo guddiga Olombikada Soomaaliyeed u qaabishan amuuraha Gobolada iyo masuuliyiinta […]

- Advertisement -

  Waxaa Magaalada Muqdsiho lagu soo gebagabeeyay  Horyaalki 22-aad ee  Kubadda Miiska, Horyaalka oo ay ka qayb galayeen shan koox oo u ciyaaray qaab koox iyo qaab kali ah.

Ciyaarihii Ugu Dambeeyay oo xiiso gaar ah lahaa waxaa u soo daawasho tagay Ibraahin Xuseen Cali Roombe  oo guddiga Olombikada Soomaaliyeed u qaabishan amuuraha Gobolada iyo masuuliyiinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Miiska.

- Advertisement -

Kooxaha LLPP Jeenyo iyo  Banaadir  Sports Club ayaa finaalka ku loolamay waxaana koobka hanatay kooxda LLPP Jeenyo.

Munaasabadda Xeritaanka waxaa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka XSKM ahna kusimaha guddoomiyaha  Cabdullahi Axmed Ciise waxuuna sheegay in kooxaha ka qayb galay oo soo bandhigay   ciyaaro wanaagsan waxuuna intaa ku daray in xiriirka uu kordhin doonoi tartamada ay qabtaan .

Waxaa ina munaasabada ka hadlay Ibraahin Xuseen Cali Roobe oo Gos ka socday waxuuna sheegay in  Gos ay soo dhawaynayso dadaalka uu samaynayo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Miiska  oo waxuuna kula dardaarmay in ay soo saaraan ciyaartoy da’yar ah  ayna ka baadi goobaan iskuulada iyo jaamdaha dalka.

- Advertisement -

Ugu dambayan waxaa halkaas lagu bixiyay  koobab iyo abaalmarino lacageed waxaaana kala helay.

Kaalinta koowaad kooxaha LLPP Jeenyo

kaalinta Laabad kooxaha Banaadir Sports Club.

Kaalinta 1-aad Kali kaliga Cabdiaraxiin Jeylaani (LLPP jeenyo) 2-aad Cumar Cabdullaahi ( LLPP Jeenyo)

3-aad   Cabdullaahi Cabdiraxmaan Banaadir SC

W/D: Xuseen Maxamed  Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

 

Daawo Sawirada:

IMG_1148IMG_1152IMG_1155IMG_1166IMG_1169IMG_1186IMG_1204IMG_1206IMG_1211IMG_1221IMG_1224IMG_1253IMG_1265IMG_1269IMG_1272IMG_1293IMG_1296IMG_1301IMG_1312IMG_1330IMG_1339IMG_1341IMG_1347IMG_1350IMG_1355IMG_1361IMG_1365IMG_1371IMG_1372

Latest stories