Dalsan Editor

Somali Scholars warn against the celebration of Valentine Day

Somali religious leaders have strongly warned against the celebration of valentine day in the country saying it is contrary to Islamic religious beliefs. Shiekh Mohamud...

Dhageyso: Warka Duhur ee Dalsan Radio 14-02-2015

Dhageyso: Warka Duhur ee Dalsan Radio 14-02-2015 By Cabdi Waxiid Cabdulaahi Daahir Iyo Fartuun Cabdi Cali Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre  

Belgium oo tahriibinta Maandoriyaha ku eedeysay 10 ruux oo Soomaali ay ku jiraan

Dowladda  Belgium ayaa 10 ruux oo asalkooda kasoo kala jeeda wadamada Qaarada Africa sida Tansaniya, Soomaaliya, Ruwanda iyo Burundi, waxa ay ku eedeysay tahriibinta...

Culimaa’udiinka Somaliyeed oo ka digay Xuska Maalinta Jaceylka oo maanta ku beegan.

xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamka uu uu asteeyay maalinta jaceylka duunka 14-febraayo ayaa culimaa'uudnka Somaliyeed waxa ay ka digay in munaasabado...

Muwaadin Soomaali ah oo lagu toogtay dalka Canada

Muwaadinkan Soomaaliyeed waxa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah,waxaana lagu soo waramayaa in lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada. Warbaahinta...

Wasiirka Amniga oo Maanta Xilka La Wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa Maanta Xilkasi la wareegay kadib Munaasabad lagu qabtay Muqdisho. Xil Wareejinta oo Maanta...

Must read