Dalsan Editor

Xiisad Culus oo ka dhex dhalatay Ruusha iyo Ingiriiska

Russia ayaa maanta ku eedeysay Britain inay faafineyso been ku saabsan iska hor-imaad Badda Madow ku dhex-maray maraakiibta dagaalka labada dal, waxayna ka digtay...

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Radio Dalsan 24/06/2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Axmed Diriir Nuur  Farsamadii:- Mohamed Mohamud {Tiribal...

Baarlamaanka Galmudug oo meel mariyay miisaaniyadda 2021

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021 Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur...

Xubno ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo gaaray Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL. Waxaa sidoo kale...

Mas’uuliyiin booqday goobaha loo diyaariyey Maalmaha Xoriyada qaranka

Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda halkaas oo...

Urur-gobaleedka IGAD oo maanta ka shiraya Xaalladda Somalia

Golaha Wasiiradda ee Dowladaha xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD waxay Kulankoodii 72-aad maanta ku yeelan doonaa  Xarunta Dhexe ee IGAD oo ku taalla Caasimadda...

Ingiriiska oo Galmudug ka Caawinaya Kaabayaasha dhaqaalaha iyo amniga gudaha

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta internetka ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms....

Must read