Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

DHALLINYARTA AYAA KA CABANAYA DHAAQAALO LA’AAN BAAHSAN!

Xogta kobaca dhaqaalaha ee ay sameyso Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in wax soo saarka gudaha Soomaaliya (GDP) uu kordhay 4.2 sanadkii la soo dhaafay ee 2023,...

CASHUURTA BOQOLKIIBA 5% TA AH EE AY DOWLADDA SOAMAALIYA KU DHAWAAQDAY IYO SIDA AY SHACABKU U ARKAAN?

Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa soo kordhisay cashuur cusub, taas oo lagu soo rogay iibka badeecadaha ganacsiga taas oo dawlada ku sheegtay in ay noqon...

BULSHUDU MA KU BARAARUGSAN TAHAY, DIGNIINAHA AY SOO SAARTO HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOYIINKA DALKA EE SODMA?

Bulshada soomaaliyeed ayaa wajahayeey Sannadihii u danbeyeey abaaro iyo fatahaado soo laalabtay, taas oo loo sababaynayo isbeddelka cimiladda. Bulshada ayaa la daala dhacda masiibooyinka...

DHAWAAN WAXAA MAXKAMADA LA SOO TAAGAY GABDHO ALAADA TIKTOK CAAN KA AH!

Baraha bulshada marka la eego Soomaaliya dadkaqaarka mid waxay baraha bushada u isticmaalaan siyaaboaan ku haboonayn dhaqanka bulshada. Mar marka qaarwaxa dhacda, in koox...

CABASHOOYINKA LAGA QABO WASAARADDA HAWEENKA IYO WASIIRKA CUSUB.

Waxaa kulan muhiim ah isugu yimid guud ahaan ururada haweenka oo loga hadlayay wax ka beddelka, wasiiirka cusub ee loo magacaabay wasaaraddii Haweenka iyo Horumarinta...

Somalia only Sub-Saharan African country to carry out executions in 2023 says Amnesty International

The number of executions recorded in Somalia increased more than sixfold between 2022 and 2023 says Amnesty International with numbers rising from six to 38. Amnesty...

” BARASHADA XIRFADDA BAARISTANIMADA”

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxa magaaladda Muqdisho ku soo badanaayey dhallinyaradda hal-abuurka leh ee dib ugu soo labanayay dalka dibadiisa kuwaas oo hir gelinaya ganacsiyo iyo goob...

Must read