HomeBilan Media SomaliCABASHOOYINKA LAGA QABO WASAARADDA HAWEENKA IYO WASIIRKA CUSUB.

CABASHOOYINKA LAGA QABO WASAARADDA HAWEENKA IYO WASIIRKA CUSUB.

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Waxaa kulan muhiim ah isugu yimid guud ahaan ururada haweenka oo loga hadlayay wax ka beddelka, wasiiirka cusub ee loo magacaabay wasaaraddii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo hadda loo beddelay Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha iyo caqabadaha hor taagan qoondada haweenka. Kulan kan ayaa waxaa hogaaminaysay Saynab Mohamed Hassan oo ah aasaasaha iyo agaasmaha xarunta SGEM. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa kulan muhiim ah isugu yimid guud ahaan ururada haweenka oo loga hadlayay wax ka beddelka, wasiiirka cusub ee loo magacaabay wasaaraddii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo hadda loo beddelay Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha iyo caqabadaha hor taagan qoondada haweenka. Kulan kan ayaa waxaa hogaaminaysay Saynab Mohamed Hassan oo ah aasaasaha iyo agaasmaha xarunta SGEM. Waxa ayna ka hadashay wax ka beddelka lagu sameeyay wasaaradda iyo muhiimadda ay leedahay in haweenku ka qayb qaataan siyaasadda dalka. Saynab oo arrimahaas ka hadlaysa ayaa tidi;

“In marwalba laga qaado gabadh xil oo loo dhiibo nin, maaha arrin wanaagsan oo aan ku qanacsanahay, waxa aan u arka in ay qalad tahay marka horeba in sidaas la sameeyo.

- Advertisement -

Waa in si caddaalad ah wax loo qaybsado oo ay haweenku helaan boqolkiiba konton (50%). Haddii la waayay taas, ugu yaraan boqolkiiba soddon qoondada ha lagu dhaqmo maadama ay taasi tahay  sharci.”

“Haweenka Soomaaliyeed xaq ayay u leeyihiin in ay waddankan hoggaankiisa ka mid noqdaan, in ay xilal ka qabtaan. Gabdho badan oo aqoon leh, karti, dadnimo, iyo waayo-aragnimo ayaa Soomaaliya jooga xaqna u leh in ay xilal qabtaan.”  Saynab ayaa sidaas tidhi.

Ururada haweenka ee kulanka isugu yimid ayaa xusay in aan wax ka beddelka Wasaaradda Haweenka laga la tashan, ururada iyo haldoorka haweenka, sida ay sheegtay Caisha Abddule Siyaad;

- Advertisement -

“Wasaaraddii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, waxa laga beddelay magacii aan ku noqaanay, taas oo la micno ah in ay tahay wasaarad cusub loo na magacaabay nin.

Waxa aan ku baaqayna in wasaaradda magaceedii dib loogu soo celiyo.”

Intii uu kulanka socday, haweenka ayaa dooddo iyo aragtiyo kala duwan ku waddaagay madasha, waxa ay ka soo saareen aragti ay dhammaan ku midaysan yihiin oo ku aadan sidii haweenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen xuquuqdooda siyaasadeed iyo u dooddis in wasaaradda magaceedii hore lagu soo celiyo.

Shurki Mohamed Abdi……… Bilan Media

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts