HomeBilan Media SomaliCASHUURTA BOQOLKIIBA 5% TA AH EE AY DOWLADDA SOAMAALIYA KU DHAWAAQDAY IYO...

CASHUURTA BOQOLKIIBA 5% TA AH EE AY DOWLADDA SOAMAALIYA KU DHAWAAQDAY IYO SIDA AY SHACABKU U ARKAAN?

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa soo kordhisay cashuur cusub, taas oo lagu soo rogay iibka badeecadaha ganacsiga taas oo dawlada ku sheegtay in ay noqon doonto boqolkiiba 5% lacagta ka go’i doonta. Dhanka kale shirkadaha isgaarsiinta ayaa macaamiishooda fariimo u diray taas oo ugu sheegayaaan in hantidooda gacan aamin ah ay ugu jirto oo aan wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa soo kordhisay cashuur cusub, taas oo lagu soo rogay iibka badeecadaha ganacsiga taas oo dawlada ku sheegtay in ay noqon doonto boqolkiiba 5% lacagta ka go’i doonta. Dhanka kale shirkadaha isgaarsiinta ayaa macaamiishooda fariimo u diray taas oo ugu sheegayaaan in hantidooda gacan aamin ah ay ugu jirto oo aan wax cashuur ah laga qaadaynay lacagaha ay ka dhex diraan telefoonka, maadaama si dijitaal ah lagaga qaadayo.

Ganacsatada iyo shacabka ku nool magaaladda Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey, haddaba waa sidee aragtida bulshadu?

- Advertisement -

Abdiwaahid warsame oo ka mid ah, bulshada ku nool magaaladda Muqdisho ayaa  isaga oo Bilan hadlaya u sheegay;

“cashuurta la kordhiye waxa aan u arkaa nin baahan la yiri wax bixi.  Iskoolku  waa lacag , biyihu waa lacag, korantadu iyo ijaarka/kiradu sidoo kale,  iyo adeeg kasta oo aan u baahnahay ka bulsho ahaan. Hadda cashuurta cusub waxa aan u arkaa mid qalad ah, oo wax kasta oo aad soo gadato ayaa lacag laga goynayaa. Madaxweyne cashuurta ma bixin karo ee haddii aad na leedahay guriga isku soo xidha oo isaga jira noo sheeg.”

Dhanka kale Mohamed Abuukar,  oo ka mid ah dhallinyarada ku shaqaysta bajaajta ayaa dhahay;

- Advertisement -

“Soomaaliya maada ay dawladdaha adduunka ay ku dayaneyso ee dadkooda ka qaada cashuurta, bulshada waxbay u qabtaan. Waxa ay helaan, waxbarasho bilaash ah, caafimaad iyo adeegyo kale oo bila lacag ah. Haddii aan cashuurtan bixino beddelkeeda ma helayna oo dawladdu adeegyo ma noogu qabanaysaa?”

Yahye Ali oo kamid ah shacabka arrigtidooda ka dhiibtay cahsuurta iyo sida uu u arko ayaa isna sidan yiri;

“lacagta waxa lagu soo rogay waa ganacsatada iyaguna waxa ay sii dulsarayaana waa shacabka sababtoo ah, ganacasaduhu  isagu wax iskama gato ee wuxuu wax ka gadaa bulshada lacagta la qaadayaana waa santiyo  oo ma badna, wax laga cawdana uma arko annu.  Bulshadu ha ka cabato marka cashuurta wax lagu qaban waayo sida in iskoolo la dhisi waayo, isbitaalo iyo jidad.”

Cashuur kordhintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo muddooyinkii ugu danbeeyey shacabku ku nool magaaladda Muqdisho ka cabanayeen dhaqaalo yari aad u baahsan.

 

Shukri Mohamed Abdi, wariye, Bilan Media

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts