HomeBilan Media SomaliDHAWAAN WAXAA MAXKAMADA LA SOO TAAGAY GABDHO ALAADA TIKTOK CAAN KA AH!

DHAWAAN WAXAA MAXKAMADA LA SOO TAAGAY GABDHO ALAADA TIKTOK CAAN KA AH!

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Baraha bulshada marka la eego Soomaaliya dadkaqaarka mid waxay baraha bushada u isticmaalaan siyaaboaan ku haboonayn dhaqanka bulshada. Mar marka qaarwaxa dhacda, in koox ama shaqsi lagu aflagaadeeyo iyo in laga hadlo waxyaabo anshaxa ka baxsan. Markii ugu horeysay booliska Soomaaliya ayaa soo xidhaygabdho lagu eedeeyay in ay kicin bulsho ka dhex wadeenalaada TikTok, kuwaas […]

- Advertisement -

Baraha bulshada marka la eego Soomaaliya dadkaqaarka mid waxay baraha bushada u isticmaalaan siyaaboaan ku haboonayn dhaqanka bulshada. Mar marka qaarwaxa dhacda, in koox ama shaqsi lagu aflagaadeeyo iyo in laga hadlo waxyaabo anshaxa ka baxsan.

Markii ugu horeysay booliska Soomaaliya ayaa soo xidhaygabdho lagu eedeeyay in ay kicin bulsho ka dhex wadeenalaada TikTok, kuwaas oo markii dambe maxkamada la soo taagay oo dacwadooda lagu qaaday, laguna xukumaylix bilood qofkii ba.

- Advertisement -

Ururka Somali Resilience Initiative (SRI), ayaa soo qabanqaabiyaya barnaamij looga hadlayay isticmaalka barahabulshada, saamaynta iyo sida kor logo qaadi karo hab isticmaalka wanaagsan ee intarneedka. Caasha Cabdullahi oo ah Afhayeenka ururka SRI, ayaa ka hadashay wacyi gelinta iyo barnaamijka ay sooagaasimeen;

‘’Barnaamijka waxaan ugu talo galnay haweenka iyo sida kor logo qaadi karo in si wanaagsan loo isticmaalo intarneedka. waxaan aaminsanahay in aan soo qabanqaabinay mowduucan wakhtigii ugu haboona. Sababto ah waxaa waayadan danbe soo badanayay in dhallin yar badan oo TikTok isticmaala uga hadlaan qabyaalad, kicinbulsho iyo dhaqamo aan wanaagsanayn.”

Dhanka kale Caasha oo ka hadlaysa dhallinyartiidhawaanta la xidhay ayaa dhahday;

“Dowlada Soomaaliya wali wax sharci ah kama ka soo saarin isticmaalka baraha bulshada, balse dhawaan waxaay xirtay dhallinyaro badan, kuwaas oo muuqaalo ay ku faafiyeen baraha bulshada oo ay dawladdu ku sheegtay in ay kicin bulsho wadeen.”

Najax Farax, oo ka mid ah dadkii ka soo qayb galaybarnaamijka ayaa iyana ka hadashay sida ay u aragto, gabdhihii dhawaan la xiray;

‘’Arrin aad muhiim u ah bay ahayd in la maxkamaddeeyogabdhihii lagu soo eedeeyay in ay kicin bulshosameynyayee. Qofkii wax qaldan sameeya waa muhiim in bulshada laga qabto oo ay dareeman in sharci jiro.”  

- Advertisement -

In kasta oo ay maxkamadda gobbolka Benaadir xukun kuriday shan gabdhood oo alaada TikTok caan ka ah, balsexukunka ka dib waa la sii daayay iyada oo aan bulshadalala wadaagin in la cafiyay iyo in kale.

Farhio Muraad………….Bilan Media

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories