HomeBilan Media Somali" BARASHADA XIRFADDA BAARISTANIMADA"

” BARASHADA XIRFADDA BAARISTANIMADA”

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxa magaaladda Muqdisho ku soo badanaayey dhallinyaradda hal-abuurka leh ee dib ugu soo labanayay dalka dibadiisa kuwaas oo hir gelinaya ganacsiyo iyo goob lagu barto xirafaddaha fudud ee farsamada gacanta.   Maxamed Abdiqadir, wuxuu ka mid yahay dhallinyardda dalka dib ugu soo laabtay si uu uga dhabeeyo hab fikir cusub oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxa magaaladda Muqdisho ku soo badanaayey

dhallinyaradda hal-abuurka leh ee dib ugu soo labanayay dalka dibadiisa kuwaas oo

- Advertisement -

hir gelinaya ganacsiyo iyo goob lagu barto xirafaddaha fudud ee farsamada gacanta.

 

Maxamed Abdiqadir, wuxuu ka mid yahay dhallinyardda dalka dib ugu soo laabtay si

- Advertisement -

uu uga dhabeeyo hab fikir cusub oo uu ku barayo dhallinyaradda xirafadda fudud iyo

habka loo sameeeyo bunka noocyadiisa kala duwan iyo cabitaanada casri ah.

 

“In uu qofka soo laabto oo waddankiisa ku hormarin karo oo yoolka uu leeyahay

hiigsan karo taas wax u dhaamo ma leh 85%. Dadka halkan waxa ka bartaa, waxa

ay u badan yihiin dad wax bartay oo jaamacaddaha dalka dhigta ama ka soo qalin

jabiyey, se aan wax shaqo aan hayn. Da’yarta dhammaysta xifadan baarista hadda

waa ay ku shaqaystaan oo waxa aan ku xidhnaa meheradaha magaaladda

Muqdisho.”

Farhio wax ay ka mid tahay ardeyda waxa ka barata xaruntan waxa ayna noo

sheegtay;

“Sababta aan u doortay barashada baaristanimada ayaa ah, in ay tahay xirfad

muhiim ah waxa ayna qofka u sahlaysa in uu ku shaqaysto. Bulshada Somaalidu

waxa ay u haystaan in shaqadan loogu talo rag oo kaliya, balse waxa ay ku xidhan

tahay xiisaytan qofka iyo deddaalkiisa.”

Dhanka kale Maxamed oo ka mid ah, dhallinyarta ka faaiidaystay Kaamil Baarista

kuna shaqaysta xifradan ayaa dhahay;

“Waxa aan ka shaqeeya mid ka mid ah meeradaha magaaladda Muqdisho ku yaala,

waxa aan ku shaqeeya xirfadda baaristanimada. Waa xirfad aad u fudud oo qofkii

barta ka caawin karta in ku shaqaysto, shaqo la’aantana kaga maarmo.”

 

Luul Maxamed Adan oo ka mid ah gabdhaha xaruntan waxa ka barta ayaa

gabdhaha ugu baaqaysa barashada xirfadaha kala duwan si ay ugu shaqaystaan.

“Gabdhaha Soomaaliyeed waxa aan ugu baaqayaa in ay xirfado badan bartaan si

gaara ah, xirfadaan baaristanimada si ay ugu shaqaystaan.”

 

SHUKRI MOHAMED ABDI————–BILAN MEDIA

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts