HomeBilan Media SomaliBULSHUDU MA KU BARAARUGSAN TAHAY, DIGNIINAHA AY SOO SAARTO HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOYIINKA...

BULSHUDU MA KU BARAARUGSAN TAHAY, DIGNIINAHA AY SOO SAARTO HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOYIINKA DALKA EE SODMA?

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Bulshada soomaaliyeed ayaa wajahayeey Sannadihii u danbeyeey abaaro iyo fatahaado soo laalabtay, taas oo loo sababaynayo isbeddelka cimiladda. Bulshada ayaa la daala dhacda masiibooyinka dabiiciga ah ee sida joogtada ah uga dhaca deegaanada, haddaba wacyi gelinta ay samayso Hay’adda Maraynta Maasiibooyinka  (SODMA), ma ku baraarugsan yihiin? Haddii ay ka war qabaana si dhab ah ma […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bulshada soomaaliyeed ayaa wajahayeey Sannadihii u danbeyeey abaaro iyo fatahaado soo laalabtay, taas oo loo sababaynayo isbeddelka cimiladda. Bulshada ayaa la daala dhacda masiibooyinka dabiiciga ah ee sida joogtada ah uga dhaca deegaanada, haddaba wacyi gelinta ay samayso Hay’adda Maraynta Maasiibooyinka  (SODMA), ma ku baraarugsan yihiin? Haddii ay ka war qabaana si dhab ah ma u qaataan oo ma ka digtoonadaan khataraha lagu soo war geliyo?

Si aan u ogaano aragtidda iyo jawaabaha bulshada Soomaaliyeed ayaan wax ka wayddinay shacabka magaaladda. Muqdisho ku nool.  Xaliimo Maxamuud Axmed oo ka mid ah ganacsatada iibisa dhuxusha ayaa dhahday;

- Advertisement -

“Waxa aamiinsanahay waxa uu Allah keeno in ay dhacayaan,  mararka qaar waxa dhici karta in ay fariimaha la soo diraa  run noqdan. Dadkayaga wawayn oo aan   anigu ka mid ahay ma naqaano qaabka loo isticmaalo faysbuugga iyo baraha bulshada, carruurtayda ayaan dhahaa, “ii fiiriya waxa la sheegay”, waayo anigu wax ma akhriyo.”

Axmed Cabsiiye oo ka mid ah dhallinyarta ka faaloota arrimaha deegaanka ayaan wax ka wayddiinay sida ugu haboon ee bulshada loo gaarsiin lahaa waciygelinta ku aadan masiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhaca gobbolada dalka.

“ Ha’ayaddu fariimaha uma  gaarsiinso sidii la rabay bulshada, in kasta oo ay hadda  fiican tahay habka ay fariimaha so dhigaan baraha bulshada ee  feysbuugga iyo aaladdaha kale.  Muuqaalo  ayaa ay  dubaan, war baahinta kala duwan  ayaa ay casuuman, Tv yada ku baahiyaan. Blase dadka reer miyaga/baadiyaha ma gaadhan ayaa is wayddin mudan. Ha’ayadda SODMA waxa aaminsanahay in ay u bahan tahay in wax badan lagu daro farriimaha waxa inta badan heli karo dadka magalada jooga ee haysta intarneedka iyo TV yada”

- Advertisement -

Si aan wax uga ogaano habka ay SODMA u wacyi geliso bulshada iyo meelaha ay u mariso waxa aan wax ka wayddiinay maamulka ha’ayadda. Cabdiqaadir Cumar Xuseen oo ah , ku simaha Agaasimaha Waaxda Maareynta khataraha dalka.

“Inta badan waxa aan sameynaa wacyi gelino looga wacyi gelinayo khataraha soo socda iyo waxa laga cabsi qabo sida,  duufaantu oo kale. Duufaantu waxa ay leedahay waddo ay soo marto iyo abuuran, marka ay soo abuuranto ayan fiirinaa jihada ay ku aadan tahay si aan bulshada ugu sheegno. Bulshada waxa aan siina fursad ay xaaladda markas ku soo wajahan ay uga bad baadi karaan.  Fariimaha wacyi gelinta bulshada waxa aan u marina  meelo kala duwan sida, warbaahinta iyon baraha bulshada .

Wariye Shukri Mohamed Abdi……………….Bilan Media

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts