HomeWararDhageyso:-Xildhibaano ka digay qalalaaso Siyaasadeed

Dhageyso:-Xildhibaano ka digay qalalaaso Siyaasadeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaano Cabdi fitaax Axmed oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in uu uga mahadceliyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo kala dhex galay Sabtidii kadib kulan laga cabsi qabay in fowdo ay ka dhacdo kulankii Baarlamaanka uu hakiyey. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaano yar oo fowdo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano Cabdi fitaax Axmed oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in uu uga mahadceliyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo kala dhex galay Sabtidii kadib kulan laga cabsi qabay in fowdo ay ka dhacdo kulankii Baarlamaanka uu hakiyey.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaano yar oo fowdo ka dhex wada golaha Shacabka,kuwas oo doonaya in ay qabtaan kulan cod Gacan tag ah  loogu qaado mooshinka gudoomiye Jawaari taasina ay ka digayaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in waqtigaan ay ka digayaan in fowdo Siyaasadeed ay ka dhacdo hadii Arbacada la qabto kulanka Golaha Shacabka,ilsa markaana Madaxweyne Farmaajo laga doonayo in xiisada Siyaasadeed ee taagan uu xalka keeno.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdi fitaax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts