HomeWararHowlgallo Caawa ka socda Xaafado ka tirsan Boosaaso

Howlgallo Caawa ka socda Xaafado ka tirsan Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ayaaCaawa waxa ay howlgallo ballaarn  ka wadaan Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Howlgalladaan ayaa Saraakiishu waxa ay sheegen in uu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo,waxana lagu baarayaa Gaadoodka ka dhex Shaqeeya xaafadaha kala duwan ee Boosaaso iyo kuwa sida gaarka ah loo wato. Intii uu howlgalka socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ayaaCaawa waxa ay howlgallo ballaarn  ka wadaan Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Howlgalladaan ayaa Saraakiishu waxa ay sheegen in uu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo,waxana lagu baarayaa Gaadoodka ka dhex Shaqeeya xaafadaha kala duwan ee Boosaaso iyo kuwa sida gaarka ah loo wato.

- Advertisement -

Intii uu howlgalka socday ayaa Ciidamada Puntland waxa ay muraayadaha Madow ka fiiqeyn Gaadiidka qaar,iyada oo horay arrinatasi Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Gobolka Bari ay ammar uga soo saareen.

Majiraan wax dad ah oo hwogallada Caawa Boosaaso ka socda lagu qabtay dad lala xiriirinayo falal lidi ku ah amniga,iyada oo horay boosaaso ay uga dahceyn dilal qorsheysan iyo weeraro toos ahaa.

Taliska booliska gobolka Bari Puntland waxa ay horay u sheegeen in ay siiwadi doonaan howlgallada gaar ahaan kuwa Gawaarida looga furayo Muraayadaha Madow,waxana xusid mudan in Bil ka hor qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada Puntland laga fiiqay Gawaarida ay wateen muraayadaha Madow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts