HomeWararSawirro:-Gudoomiye Tuulax oo Kulan la qaatay Guddoomiye ku xigeenadda Amniga ee 17-ka...

Sawirro:-Gudoomiye Tuulax oo Kulan la qaatay Guddoomiye ku xigeenadda Amniga ee 17-ka Degmo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Tuulax ayaa maanta kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha Amniga Caasimadda la qaatay Guddoomiye ku xigeenadda Amniga ee 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir. Kulan ayaa waxaa uu Guddoomiye Ku Xigeenka ugu horeeyn Warbixino kaga dhageestay Guddoomiye ku xigeenadda Degmooyinka, kuwaas oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Tuulax ayaa maanta kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha Amniga Caasimadda la qaatay Guddoomiye ku xigeenadda Amniga ee 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.

Kulan ayaa waxaa uu Guddoomiye Ku Xigeenka ugu horeeyn Warbixino kaga dhageestay Guddoomiye ku xigeenadda Degmooyinka, kuwaas oo ka xog waramay Xaaladaha Amni ee Degmooyinka, waxaana ay soo jeediyeen talooyin Muhiim oo kubaadan Xal u helida Amniga Caasimadda.

- Advertisement -

Mudane Tuulax Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Gobolka Banaadir oo gaba gabadii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in loo baahanyahay in Maamuladda Degmooyinka ay Masuuliyad Xoogan iska saaraan Amniga Magaaladda, waxaana u intaas ku daray in Maamulka Sare ee Gobolka Banaadir ka goan tahay wax ka qabashada Falalka Amni daro ee mararka qaar ka dhaca Muqdisho.

“Waxaan ka Maamul ahaan naga go’an in aan si wanaagaan kaga Shaqeyno Amniga Gobolka Banaadir, waxaan rabnaa in Maamuladda Degmooyibka ay qaataan kaalin wanaagsan oo masuuliyadd ku dheehantahay maadaama shaqada ayaga ka soo bilaabneeso.”

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts