HomeWararDhageyso:-Taliska Booliska Soomaaliya oo u digay Xildhibaannada Golaha Shacabka

Dhageyso:-Taliska Booliska Soomaaliya oo u digay Xildhibaannada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo xalay Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha dhanka Amniga ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Xarunta Golaha Shacabka,in kastoo uu baaqday kulankii Golaha Shacabka. Waxa uu sheegay in Ciidamada booliska ay sugi doonaan Amniga Xarunta Golaha Shacabka,isla markana ay xaqiijin doonaan,iyada aysan cidna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo xalay Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha dhanka Amniga ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Xarunta Golaha Shacabka,in kastoo uu baaqday kulankii Golaha Shacabka.

Waxa uu sheegay in Ciidamada booliska ay sugi doonaan Amniga Xarunta Golaha Shacabka,isla markana ay xaqiijin doonaan,iyada aysan cidna ku xadgudbin.

- Advertisement -

“Ciidamadau waxa ay xaqiijin doonaan amniga Golaha iyada oo asyan cid ku xadgudbin majiri doonto cid hub la galeysa xarunta Golaha Shacabka,istaafyada Xildhibaanada iyo gudoonka meel gaar ah ayaa loo diyaariyey oo ay ku harayaan xildhibaannadana waxaa laga doonayaa in inta aan faraha lala gelin iyagu is jeegareeyaan ayuu yiri afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble”

Waxa uu sheegay in cidna aan si gooni ah loo beegsan doonin qof walbana alaga doonayo in ciidamada booliska ay la Shaqeeyaan.

Xalay ayaa Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad shir jaraa’id uu qabtay waxa uu sheegay in ay ciidamamo Xukuumadda ka socda ay la wareegeen Xarunta Golaha Shacabka,isla markaana Madaxweyne Farmaajo uu waxka ogyahay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts