HomeWararWadooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Wadooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kadib markii sakay aroortii hore inta badan Wadooyinka Muqdisho ay xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow dib loo furay. Sababaha loo xirauy Wadooyinka ayaa aheyd kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka duwanaa kulmadii hore balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyey kulankaas. Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay […]

- Advertisement -

Kadib markii sakay aroortii hore inta badan Wadooyinka Muqdisho ay xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow dib loo furay.

Sababaha loo xirauy Wadooyinka ayaa aheyd kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka duwanaa kulmadii hore balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyey kulankaas.

- Advertisement -

Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wadada Maka-AlMukarama iyo tan Wadnaha,iyada oo Gaadiidka ay sicaadi ah u isticmaalayaan.

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo walac ka muujinayay xernaanshaha Wadooyinka Muqdisho ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Wadooyinka haatan dib loo furay,isla markaana qof walba Shaqooyinkiisii caadiga ahaa uu u jarmaaday.

Saakay arroortii hore ayaa Wadooyinka Muqdisho waxaa lagu arkayey Dadweynaha uu lugeynaya maadaama wax Gaadiid ah uusan Shaqeyneyn balse haatan Wadooyinkaas dib ay ciidamadu u fureyn.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories