HomeWararSawirro:-Faah faahin qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Sawirro:-Faah faahin qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qaraxaan Gaari ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa uu ka dhacay laami yaraha Zoobe ee Magaalada Muqdisho,waxa uuna ahaa mid gaari ay wateen loogu xiray Shaqaale mid ka mid ah Hay’addaha Samafalka. Qaraxa ayaa jugtiisa inta badan waxaa laga maqlay degmooyin ka mid ah Muqdisho,waxaana Gaariga oo ahaa nuuca raaxada ah uu gebi ahaanba basbeelay(Gubtay),iyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan Gaari ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa uu ka dhacay laami yaraha Zoobe ee Magaalada Muqdisho,waxa uuna ahaa mid gaari ay wateen loogu xiray Shaqaale mid ka mid ah Hay’addaha Samafalka.

Qaraxa ayaa jugtiisa inta badan waxaa laga maqlay degmooyin ka mid ah Muqdisho,waxaana Gaariga oo ahaa nuuca raaxada ah uu gebi ahaanba basbeelay(Gubtay),iyada oo ay ku dhaawacmeen laba ka mid ah Saddex ruux oo gaariga saarnaa.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta qaraxa,iyada oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn Hay’adda ay sida rasmiga ah ugu Shaqeynayeen Shaqaalahaas gaariga miinada loogu xiray.

Qaraxyada gaariga loo adeegsado ayaa todobaadkaan ku soo badanaya Muqdisho,iyada oo dhawaan ay qaraxyo gaari ka kala dhaceyn agagaarka Isgoyska Sayidka iyo Xaafada Oodweyne oo ka tirsan Degmada Deeyniile ee Gobolkaan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts