HomeWararDhageyso:-Booliska Somaaliya oo soo bandhigay Khamri lagu qabtay Dekada Muqdisho+Sawirro

Dhageyso:-Booliska Somaaliya oo soo bandhigay Khamri lagu qabtay Dekada Muqdisho+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Khamrigaan oo ka koobnaa 905  Kartoon oo midkiiba ay ku jirto 12 Dhalo ayaa kunteenarkii lagu waday goobta lagu soo bandhigayay ayaa waxaa ku sugnaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise iyo Maamulka Dekada Muqdisho. Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khamrigaan oo ka koobnaa 905  Kartoon oo midkiiba ay ku jirto 12 Dhalo ayaa kunteenarkii lagu waday goobta lagu soo bandhigayay ayaa waxaa ku sugnaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise iyo Maamulka Dekada Muqdisho.

Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in nasiib wanaag Gacanta lagu haayo Milkiilihii lahaa Khamrigaan,isla markaana lagu guuleystay in laga soo dhex saaro allaabo lagu soo dhex qariyey,isla markaana Milkiilaha Khamriga dhawaan Cadaalada la horkeeni doono.

- Advertisement -

“Runtii waxaa nasiib wanaag ah in aan heyno Shaqsigii laha khamriga intaas la eg,waxana idiin sheegaaya in qofkii lahaa uu yahay mid diyaar u ah in la maxkamadeeyo,sidaas daraadeedna Xeer ilaalinta markii ay fasaxdo maxkamad la geyndoono si tallaabo looga qaado ayuu yiri Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa isna dhankiisa waxa uu sheegay in dowladdu ay adkeyn doonto barista agabyada Ganacsi eek as oo dega Dekada Muqdisho si looga hortago waxayabaha maanka dooriyo lagu soo dhex qariyo allaabada dekada ka soo degayo.

Hoos Ka Dhageyso Codadka kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Taliyaha Hogaanka ilaalada Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts