HomeWararHooyo iyo Shan Carruur ah oo ku geeriyooday dabka kacay gurigooda M/Muqdisho

Hooyo iyo Shan Carruur ah oo ku geeriyooday dabka kacay gurigooda M/Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa xalay uu dabka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,dabkaas ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeiyoodeen 5 Carruur ah iyo hooyadood iyo qof gurigooda marti ku ahaa. Dabkan oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn waxa sababay ayaa sidoo kale waxaa dhaawac halis ah uu ka soo gaaray Aabaha dhalay Caruurta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xalay uu dabka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,dabkaas ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeiyoodeen 5 Carruur ah iyo hooyadood iyo qof gurigooda marti ku ahaa.

Dabkan oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn waxa sababay ayaa sidoo kale waxaa dhaawac halis ah uu ka soo gaaray Aabaha dhalay Caruurta geeriyootay oo Magaciisa lagu sheegay Axmed Cali.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dabka markii u kacay uu Aabaha dhalay Carruurta uu iskudayay in uu hooyada soo badbaadiyo laakin ay iyana iskudayeysay in ay Carruurta soo badbadiso sidaasna ay ku geeriyootay.

Dadka deriska la’ah ayaa u soo gurmaday qoyskaas uu gurigooda dabka qabsaday,in kastoo aysan ku guuleysan in ay demiyaan,waxana dhammaan basbeelay hantidii guriga u tiilay Qoyskaas.

Weli Maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir kama hadlin dabka qoyskaas ku baabi’iyay mid ka mid ah xaafadaha degmada Yaaqshiid,waxana aad uga naxay dadka deriska la’ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts