HomeWararDhageyso:-Xildhibaano Shaaciyay in ay ku biirayaan dagaalo ka dhan ah Shabaab oo...

Dhageyso:-Xildhibaano Shaaciyay in ay ku biirayaan dagaalo ka dhan ah Shabaab oo ka socda G/Hiiraan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saacadihii la soo dhaafay waxaa deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ka socday dagaalo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan dowaldda oo garab siinaya maleeshiyaad deegaanka ah iyo Al-Shabaab,waxana dagaalkaas haatan shaacinaya in ay ku biirayaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Dagaaladii ugu dambeeyay ayaa sigaar ah waxa ay uga dhaceyn deegaano hoostaga degmada Maxaas […]

- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay waxaa deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ka socday dagaalo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan dowaldda oo garab siinaya maleeshiyaad deegaanka ah iyo Al-Shabaab,waxana dagaalkaas haatan shaacinaya in ay ku biirayaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Dagaaladii ugu dambeeyay ayaa sigaar ah waxa ay uga dhaceyn deegaano hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac kala gaaray.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Bare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo badatay dhibaatada ay Al-Shabaab ku hayaan Shacabka degan gobolka Hiiraan,waxa uuna sheegay in ay dagaalka looga soo horjeedo ay ka qeyb qaadan doonaan.

Waxa uu sheegay in dagaalka ka socda gobolka Hiiraan aan loo joojin doonin dilalka Shacabka iyo Nabadoonada laakin taasi ay sahli doonto in lasii xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

24,kii Saac ee lasoo dhaafay ayaa waxaa dagaalo culus ay ka dhaceyn tuulooyin hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxana u u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Maleeshiyad deegaanka ah oo garab ka helaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyada oo ay guulo ka sheegteen Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories