HomeWararSawirro:-Wasiir ka tirsan Puntland oo ka bad baaday Shil Gaari

Sawirro:-Wasiir ka tirsan Puntland oo ka bad baaday Shil Gaari

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degamaas uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaaro dhaawac iyo mid hantiyeed ah. Gaariga shilka galay ayaa waxaa la socday Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Maamulka Puntland Cabdifitaaax Xassan Waloore,iyo masuuliyiin kale,kuwaas oo qaarkood la sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degamaas uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaaro dhaawac iyo mid hantiyeed ah.

Gaariga shilka galay ayaa waxaa la socday Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Maamulka Puntland Cabdifitaaax Xassan Waloore,iyo masuuliyiin kale,kuwaas oo qaarkood la sheegay in ay shilkaas ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Shilkaan ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn halka loo yaqaano 22aad oo ah Xeradda Ciidamada Darwiishta Puntland ee duleedka Magaalada Garoowe.

Inta la xaqiijiyay ilaa 3 Ruux ayaa shilkaas ku dhaawacantay oo uu ku jiro Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Maamulka Puntland Cabdifitaaax Xassan Waloore iyo laba qof  kale oo la socotay.

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa ah Buundo labadii Sano ee la soo dhaafy uu dhismo ku socday,tas oo keentay in gaariga Wasiirka mid ah kamid lugaha ama Taayaarada ay baxdo sidaasna uu ku rogmaday.

- Advertisement -

Dadkii shilkaas ku dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa Isbitaalka Magaalada Garoowe,mana jirto wax dhimasho ah oo ka dhashay shilkaas sida uu Dalsan u sheegay mid ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts